
SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026
Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug. #sbsaudiopodcast






