
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Nin baabuur xamuula wadey ayaa saddex bil oo xabsiya lagu xukumay. - Jasiirada Smögen oo dalxiisayaal la ciirciiraysa. - Qof värnamo ku nool oo lacag ku dhow hal milyan in uu soo celiyo laga rabo.

Loading…

Hosted by Unknown Host · SO · 500 episodes
Established thought leaders with verified media credentials.
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Unknown Host hosts Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen, a news show with 500 episodes published.

- Nin baabuur xamuula wadey ayaa saddex bil oo xabsiya lagu xukumay. - Jasiirada Smögen oo dalxiisayaal la ciirciiraysa. - Qof värnamo ku nool oo lacag ku dhow hal milyan in uu soo celiyo laga rabo.

Aabbe lagu xukumay isku day dil oo ka dhan ah wiilkiisa 11 jirka ah Nin meyd ah oo laga helay hoosta balakoon ku yaalla Rinkeby Meyd guri laga helay bil kadib

Sharci cusub oo ku saabsan cunfiga nafsiga ah Waalidiin lagu soo oogay dacwad jirdil Buuggii qoraallada ayaa la waayay

Xukuumada oo baaraysa sidii lacagta ardayda waxbarashada ku jirta ee shaqaysta loo kordhin lahaa Kuleyl ka oo sii yaranaya Waalidiin badan oo diiday in ilmaha siiyaan fiitamiin K-ga

- Wiil 15 jir ah ayaa la xukumay - Ilmo ayaa ku dhintay xarun umulinta dabiiciga - Xukuumada ayaa rabta in baaritaan lagu sameeyo dhaqanka

Nin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda Biskopsgården. Buundada Öresund oo xirnaan doonta sababtida iyo axada sh

Xukummadda oo dooneysa inay caawiso waalidka heysta carruur xannuunsan Shiinaha oo aragti wanaagsan laga qabo marka lala barbardhigo Mareykanka Kooxaha dambiyada abaabulan ee Isbeyn.

Ciladda Taxi Stockholm oo dhamaatay Farmashiyeyaal xiran xagaagan Koror ku yimid iibka dharka iyo kabaha

Kulayl ku soo wajahan goobo dhowr ah Mukhaadaraad badan oo la qabtay Xisbiyo badan oo doorashada iska diiwaan-geliyey

Helitaanka shaqada oo u sahlan imminka saraakiisha ciidamada Shaqaale miro -gureyaal ahoo loo oggolaaday shaqada Iswiidhen Nin ku jira dada 20-meeyada oo ka soo jeeda Malmö ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dembi da

Sharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo

In ka badan tobankii arday dugsi sare mid ka mid ah ayaa laga joojiyay lacagta waxbarashada Saddexdii qof hal qof oo keliya ayaa ku baasa laysinka isku dayga koowaad Digniin: Gabdho dhallinyaro ah ayaa loo tarxiilayaa da

Stockholm oo noqotay magaalo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof Iswiidhishka dibadaha ku nool oo heleyay kaar codbixin Qiimaha cuntada oo sii dhacaya

Nin lagu dilay Uppsala Umuliso yar baaxad leh oo ka jirta gobalka Skåne Isticmaalka dhalinyarada ee aawooyinka cayilka oo koradhay

Nin Iswiidhish ah oo si xun loo garaacay magaalada Copenhagen oo geeriyooday. Dhakhtar ilko oo 7 ilig ka siibay bukaan. Labbo qof oo basaanimo loo heeysto oo Rummaanka la dhigay.

Xukuumadda Sweden oo goaansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho dil ah oo ka dhacday Malmö habeenimadii Arbacada.

Iswiidhen malaayiin karoon ugu deeqayso Venezuela oo dhawaan Dhulgariir ku dhiftay. Xukuumadda iyo SD oo baaraya sidii Calaamad Cas loo saari lahaa xubnaha kooxaha dembiyada abaabulan. Google oo magdhow siineysa shirkada

Sweden iyo Faransiiska oo caawa fooda is dari doona. Xukuumadda o taageero lacageed siineysa SR iyo SVT si loogu magdhabo kharashaadka kordhay ee shabakada baahinta dhulka. Wax soo saarka Dalagga ee sannadkan oo ah ka ya

Poland oo maraakiibta quusta Sweden ka iibsanaysa. Qiimaha karoonka oo hoos u dhacay. 12 nooc oo Qaraha ka mid ah oo gobolka Skåne hadda lagu tijaabinayo.

Nin lagu xukumay xabsi daain kadib dil laba qof ah oo Göteborg ka dhacay Khatar dab oo aad u sareysa oo ka jirta meelo badan kadib mowjad kulayl Nin aan isticmaalin kondhom ayaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah
Sponsor detection runs nightly. Check back soon.
No public pitch examples yet for this show.
Generate your own personalised pitchShows with the most semantically similar episode content. Pitch one, pitch all; producers cluster.












Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen has a verified contact on file. Create a free PitchCentric account to access it and generate a personalised pitch in seconds. Research at least 3 recent episodes first and lead with a specific angle that serves their news audience.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen is hosted by Unknown Host. The show is categorised under news and has published 500 episodes.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen has published 500 episodes.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen regularly covers news. It sits in the news category.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen is accessible for guests with genuine news expertise. A personalised, episode-aware pitch will still outperform a generic one every time.
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen hasn't explicitly signalled guest openness in recent episodes. That doesn't rule out pitching. your hook just needs to be especially compelling and relevant to their recent content.
Episodes of Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen average 2 minutes. a focused format where a clear narrative arc and tight preparation matter most.
Our data rates Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen's guest bar at 80/100 (Premium tier). Established thought leaders with verified media credentials. Sign in to PitchCentric to see how your own Pod Score compares against this show.
Methodology. Booking Probability™ blends Listen Score, 30-day Virality, open-to-guests detection, and Apple ratings. Data refreshed every 60 minutes. Listen Score and Booking Probability are calculated by PitchCentric. Last enriched 10 days ago.