
https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Fahamka iyo tabaabushadda dhaqdhaqaaqyada immigration iyo khataraha la xiriira ku yeeshaan nolosha caruurta (The Impact of Recent Events on the Young Children of the Somali Community)
Wadahadalkan wuxuu ka hadlayaa saameynta ay dhaqdhaqaaqyada ICE, cabsida, iyo hadallada xun ee Soomaalida laga sheego ku yeeshaan carruurta, qoysaska, iyo bulshada Soomaaliyeed. Marian Hassan iyo Bureeqo Dahir waxay ka w








