
Episode #6
Wadahadal Qaran & Dowlad-dhiska Soomaaliya | Dr. Afyare Cabdi Cilmi | Xalqadda 6-aad
<p>Xalqadadii 6-aad ee Dowlad-dhis Podcast waxaa Marti ku ah Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo ah Barre Sarre oo ka tirsan Jaamacadda City university of Mogadishu ahna la taliye Sarre Machadka Heritage, Xalqadaan waxaa diirada lagu saarayaa Wadahadal Qaran & Xiriirka la leeyahay Dowlad-dhiska, ugu horeyn wuxuu sharaxaad ka bixinayaa mowduuca asagoo Ditoorka ku lifaaqayo Daraasad uu dhawaan Machadka & FBA wada sameeyeen. Waxaa lagu iftiimiyey noocyada wadahadalada ayadoo lagu tusaale bixinaayo sida Dowlad-dhiska Somaaliya u qabeeyeen si gaar ah Shirweynihii Nabadeynta ee Carta. Sidoo kale Xalqadaan waxaa tooshka lagu ifiyey marxaladihii uu soo maray dastuurka saameynta, Nidaamka Federaalka & Hab-dhaqanka Hogaamiyaasha ee...

